Tukhaanka qaabka looga hortago
Qaabka looga Hortago Tukhaanka Kusoo dhawaw macmiil shirkada Buufinta Guryaha Ogaal pest kill and control Maxaadka ogtahay macmiil qaababka looga Hortago Tukhaanka Tukhaanku marka Hore kama dhasho gurigaaga lkin waa inaad is waydiisa halke ka yimaada sidee looga hortagi karaa Intiisa badan wuxuka yimaada 1.dadka kuu yimaada oo kuso qaada 2.alaab uu kusoo Raaco sida fadhiyada,cusub 3.caruurta inuu kasoo raaco goobaha waxbarashada *Sidee uga Taxadaraa 1.alaabta lagu keeno iska hubi inuu la socdo hadadku aragto meel gaara iska dhig kadibna iska Buufi alaabta intaanu kugu fidin ama alab cusub hakuula socdo ama Tu laguu keenay hakuula socdee 2.Buugta caruurtu waxku barato meel gaara usamee markay yimaadan hayska dhigan goobta iyo dharka ay xidhan yihiinba waxaad Goobta ka Ogaan kartaa inuu Tukhaan soo Raacay caruu...