Posts

Showing posts from May, 2023

Tukhaanka

Image
 Talooyinku saabsan sida looga hor tago Tukhaanka guryaha Marka hore mala socotaa waxa keena Tukhaanka  halkeese ka dhashaa Tukhaanku kama dhasho meel  wasakh ah mana ka dhasho meel nadiif ah  lkin  isaga uunba isdhala   waxa gudbiyaana  waa dadka  Inta badan waxaadka feejignaata  dadka martida kuu ah qolka marka laga baxo iska hubi sifiican iskaga nadiifi  Talaabada 2aad  hadii aadku aragto inta martidu seexatay iska gaadh oo Buufi inta aanu kugu badan waxay kaaga Fududahay inaad Buufiso marar badan oo qindhicilku kugu soo noqnoqdo   Tani waxaykuu sahlaysaa inuu si fudud kaaga tago    Kumahadsanid macmiil hadii aad nala joogtay  dadka kale ugasii faaiide oo gaadhsi fariintan  Xarunta Guur magaalada hargeisa  m.jaamac koonfurtiisa 

Buufinta Guryaha

Image
 Kusoo dhawaw Ogaal pest kill, maxaadka Taqaan qirinqiirka   Qirinqiirku waa xayawaan yaryar  oo sida boodada oo kale ah  hadaba muxuu ka dhashaa  halkuu galaa xillimuu dadka cunaa  Wuxuu ka dhashaa  ama dhala   shimbiraha  siiba  nooca loo yaqaano  xamaamka  iyo digaaga    Inta badan wuxuu galaa faama laydhka guryaha  iyo meelaha ay fadhiistaan shimbiyahan  Wuxuu dadka cunaa maalinka cad iyo habeen kiiba    Runtii aadbu u qaniinyo xun yahay   Waxaad kaga hortagi kartaa inaad iska Buufiso  kadibna  meesha  ay fadhiistan shimbiruhu  aadka celiso   sidad u aragta way adkaanaysa  Waxa adeeg hufan kuula Diyaara  shirkada  OGAAL pest kill and  control     Nagala soo xidhiidh numbarada 063,3856587 Wixii dambe halkan ka Daalaco

Buufinta Guryaha

Image
 Shirkada buufinta guryaha beeraha iyo hottelada waxay kugu dhawaynaysa gacmo furan macmiil  waadku mahadsan tahay sidaad nooguso booqatay bogeena aanku leenahay website ka  ogaal pest kill and control   Hadaba macmiil Buufinta guryaha waxa lagaa Buufinaya dhamaanba cayayaanka kala Duwan   sida   Tukhaanka,Baranbarta,kaneecada,jiirka,Tafkida,qirinqiirka,  Iyadoo loo isticmaalayo dhamaantod Dawooyinka loogu Tala galay  mid walba  ku haboon    Tukhaanka Marka u nimaadno Tukhaanku waa 2laba nooc  mid waa ugxaanta uu dhalo oo moorsan wuxuuna ku dhajiyaa meelaha qarsoon  sida  jeexjeex yada gidaarada guriga   siliigyada  sariiraha looxaanta  Halka midka 2baadna  uu yahay  kan isagu dhalay  ugxaanta  waana  ka dadka cuna inta badan    Hadaba kan ugu xun ee inta badan aanla dagaalano ayaa ah ugxaanta  wayna ka dhib badan tahay kan waawayn  s...