Noocyada Dawooyinka
Maxay u kala baxaan Dawooyinka lagu Buufiyo Cayayaanka imisa nooc ayaa jira Dawooyinku waxay ukala baxaan noocyo badan oo midwalba ay Qaabilsan tahay cayayaanka markaa lagu Buufinayo iyadoo qaarkood isku mid miyiin Dawooyinku waxay uqaybsaman si guud laba nooc 1.mid urta waxku disha iyo Taabashadaba 2.mid Taabashada waxku Disha 1.mida urta waxku disha iyo Taabashada Waxa loo isticmaala inta badan cayayaanka Duula sida Kaneecada Duqsiga Baranbarta Iyo cayayaanka kale ee socda labadaba waana sunta urta inta badan maadama urta ay ku disho cayayaanka 2.mida labaad oo ah Tan taabashada waxku disha waxay ukala baxdaa mid urleh iyo mid bilaa Ur ah waxana lagu Buufiya cayayaanada sida Tukhaanka Boodada Jiirka Iwm Mida bilaa UR Ta ah waxa loo isticmaala Goobaha Puplic ah sida Xafiisyada, Goobaha,shaqo Masaajida Schoolada Iwm ...