Tukhaanka qaabka looga hortago

 

Qaabka looga Hortago Tukhaanka

 Kusoo dhawaw  macmiil  shirkada Buufinta Guryaha Ogaal pest kill and control

Maxaadka ogtahay  macmiil  qaababka  looga Hortago  Tukhaanka  Tukhaanku marka Hore  kama dhasho gurigaaga  lkin waa inaad is waydiisa  halke ka yimaada sidee looga hortagi karaa
Intiisa badan wuxuka yimaada  
1.dadka kuu yimaada oo kuso qaada
2.alaab uu kusoo Raaco sida fadhiyada,cusub
3.caruurta inuu kasoo raaco goobaha waxbarashada
*Sidee uga Taxadaraa  
1.alaabta lagu keeno iska hubi inuu la socdo  hadadku aragto  meel gaara iska dhig kadibna  iska Buufi alaabta  intaanu kugu fidin   ama  alab cusub hakuula socdo ama Tu laguu keenay  hakuula socdee
2.Buugta caruurtu waxku barato meel gaara usamee  markay yimaadan hayska dhigan goobta   iyo  dharka ay xidhan yihiinba  waxaad Goobta ka Ogaan kartaa  inuu Tukhaan soo Raacay caruurta iyo inkale  
3. Hadii aad guriga uga shakido  marka ugu horaysa  iska gaadh  intaanu  kugu fidin   
Waadku mahadsan tahay macmiil hadii aad dhamaysatay  Qoraalka  
Ku xidhnow  shirkada Ogaal pest kill 


Comments

Popular posts from this blog

Buufinta Beeraha

Buufinta Guryaha