Posts

Showing posts from April, 2023

Buufinta Beeraha

Image
Macmiil kusoo dhawaw shirakada Ogaal Buufinta Beeraha Ogaal pest kill and control Macmiil shirkada Buufinta guryaha,beeraha,Ogaal waxa kuugu diyaara shaqaale xirfad ule Buufinta beeraha,iyo waliba xanuunada ku dhaca beeraha, Shirkadu waxay diyaar kuula tahay inay kuu shaqayso marwalba si firfad iyo aqoonle   Xanuunada ku dhaca dhirta noocyadeeda kala Duwan  geedwayn iyo vegtables ka dhaman  Macmil la xidhiidh shirkada Ogaal  Nooso gudbi warbixintaada  iyo nooca xanuun ee ku dhacay beertaada  si laguugu adeego dawada ugu haboon ee uu xanuunkaasi leeyahay  Hadii aadan aqoon ukahayn xanuunka haya dhirtaada nooca uu yahay  waxa laguugu imanaya  beertada kadib marka aan ogaano nooca xanuunka ku dhacay dhirtaada  waxa laguugu shaqayn Doona si hagar la,aan ah  kala xidhiidh  watsapp numbar 063:3856587 063:7274100

Shirkada,Buufinta Guryaha

Image
 Kusoo dhawaw macmiil shirkada Buufinta Guryaha,beeraha,iwm Shirkada Buufinta guryaha iyo beeraha macmiil waxay shirkada ogaal marwalba diyaar u tahay inay si hagar la,aan ah kuugu shaqayso waxa kuugu diyaara shaqaale firfircoon, Adeega shirkadu waa adeeg damaanadleh macmiil  1.in 7days kadib hadad wax agarto aad shirkada ula xidhiidho sida ugu dhaqsaha badan 2.hadii aad aragto waxdambe oo dhaqdhaqaaqa  7days gudahooda in si lacag la,aan ah shirkadu kuugu buufin doonto  3.wixii cabasho ah ee kaaga yimaada dhanka shaqaalaha waa inaad soo wacdo xafiiska ama naguso booqato xarumaha aanku leenahay goobaha shaqada. Hadaba macmiil adigoo gurigaaga jooga ama goobtada shaqo si fudud ku dalbo shirkada Buufinta  ama naguso booqo xarumaha shaqada   la xidhiidh macmiil  numbarada shaashada kaaga muuqda  063:7274100--063:3856587