Noocyada Dawooyinka

 Maxay u kala baxaan  Dawooyinka lagu Buufiyo Cayayaanka imisa nooc ayaa jira

Dawooyinku waxay ukala baxaan noocyo badan  oo midwalba  ay Qaabilsan tahay cayayaanka markaa lagu Buufinayo  iyadoo qaarkood isku mid miyiin  
Dawooyinku   waxay uqaybsaman si guud laba nooc 
1.mid urta waxku disha iyo Taabashadaba
2.mid Taabashada waxku Disha 

1.mida urta waxku disha iyo Taabashada 
Waxa loo isticmaala inta badan cayayaanka Duula sida
Kaneecada
Duqsiga
Baranbarta
Iyo cayayaanka kale ee socda labadaba waana sunta urta inta badan maadama urta ay ku disho cayayaanka
 
2.mida labaad oo ah Tan taabashada waxku disha waxay ukala baxdaa mid urleh iyo mid bilaa Ur ah    waxana lagu Buufiya cayayaanada  sida 
Tukhaanka
Boodada 
Jiirka
Iwm 
Mida bilaa UR Ta ah waxa loo isticmaala  Goobaha Puplic  ah   sida  
Xafiisyada,
Goobaha,shaqo
Masaajida
Schoolada
Iwm
                         Waadku mahadsan Tahay macmill sidad noola joogtay hadad dhamaysatay

Comments

Popular posts from this blog

Buufinta Beeraha

Tukhaanka qaabka looga hortago

Buufinta Guryaha