Buufinta Beeraha
Macmiil kusoo dhawaw shirakada Ogaal Buufinta Beeraha Ogaal pest kill and control
Macmiil shirkada Buufinta guryaha,beeraha,Ogaal waxa kuugu diyaara shaqaale xirfad ule Buufinta beeraha,iyo waliba xanuunada ku dhaca beeraha,
Macmiil shirkada Buufinta guryaha,beeraha,Ogaal waxa kuugu diyaara shaqaale xirfad ule Buufinta beeraha,iyo waliba xanuunada ku dhaca beeraha,
Shirkadu waxay diyaar kuula tahay inay kuu shaqayso marwalba si firfad iyo aqoonle
Xanuunada ku dhaca dhirta noocyadeeda kala Duwan geedwayn iyo vegtables ka dhaman
Macmil la xidhiidh shirkada Ogaal
Nooso gudbi warbixintaada iyo nooca xanuun ee ku dhacay beertaada si laguugu adeego dawada ugu haboon ee uu xanuunkaasi leeyahay
Hadii aadan aqoon ukahayn xanuunka haya dhirtaada nooca uu yahay waxa laguugu imanaya beertada kadib marka aan ogaano nooca xanuunka ku dhacay dhirtaada waxa laguugu shaqayn Doona si hagar la,aan ah kala xidhiidh watsapp numbar 063:3856587
063:7274100

Comments
Post a Comment