Shirkada,Buufinta Guryaha

 Kusoo dhawaw macmiil shirkada Buufinta Guryaha,beeraha,iwm
Shirkada Buufinta guryaha iyo beeraha macmiil waxay shirkada ogaal marwalba diyaar u tahay inay si hagar la,aan ah kuugu shaqayso waxa kuugu diyaara shaqaale firfircoon,

Adeega shirkadu waa adeeg damaanadleh macmiil 
1.in 7days kadib hadad wax agarto aad shirkada ula xidhiidho sida ugu dhaqsaha badan
2.hadii aad aragto waxdambe oo dhaqdhaqaaqa  7days gudahooda in si lacag la,aan ah shirkadu kuugu buufin doonto 
3.wixii cabasho ah ee kaaga yimaada dhanka shaqaalaha waa inaad soo wacdo xafiiska ama naguso booqato xarumaha aanku leenahay goobaha shaqada.
Hadaba macmiil adigoo gurigaaga jooga ama goobtada shaqo si fudud ku dalbo shirkada Buufinta  ama naguso booqo xarumaha shaqada   la xidhiidh macmiil  numbarada shaashada kaaga muuqda 
063:7274100--063:3856587

Comments

Post a Comment