Tukhaanka
Talooyinku saabsan sida looga hor tago Tukhaanka guryaha
Marka hore mala socotaa waxa keena Tukhaanka halkeese ka dhashaa Tukhaanku kama dhasho meel wasakh ah mana ka dhasho meel nadiif ah lkin isaga uunba isdhala waxa gudbiyaana waa dadka
Inta badan waxaadka feejignaata dadka martida kuu ah qolka marka laga baxo iska hubi sifiican iskaga nadiifi
Talaabada 2aad hadii aadku aragto inta martidu seexatay iska gaadh oo Buufi inta aanu kugu badan waxay kaaga Fududahay inaad Buufiso marar badan oo qindhicilku kugu soo noqnoqdo
Tani waxaykuu sahlaysaa inuu si fudud kaaga tago
Kumahadsanid macmiil hadii aad nala joogtay dadka kale ugasii faaiide oo gaadhsi fariintan
Xarunta Guur magaalada hargeisa m.jaamac koonfurtiisa

Comments
Post a Comment