Buufinta Guryaha


 Kusoo dhawaw Ogaal pest kill, maxaadka Taqaan qirinqiirka 
 Qirinqiirku waa xayawaan yaryar  oo sida boodada oo kale ah  hadaba muxuu ka dhashaa  halkuu galaa xillimuu dadka cunaa 
Wuxuu ka dhashaa  ama dhala   shimbiraha  siiba  nooca loo yaqaano  xamaamka  iyo digaaga  
 Inta badan wuxuu galaa faama laydhka guryaha  iyo meelaha ay fadhiistaan shimbiyahan 
Wuxuu dadka cunaa maalinka cad iyo habeen kiiba   
Runtii aadbu u qaniinyo xun yahay  


Waxaad kaga hortagi kartaa inaad iska Buufiso  kadibna  meesha  ay fadhiistan shimbiruhu  aadka celiso   sidad u aragta way adkaanaysa 
Waxa adeeg hufan kuula Diyaara  shirkada  OGAAL pest kill and  control   
 Nagala soo xidhiidh numbarada 063,3856587
Wixii dambe halkan ka Daalaco

Comments

Popular posts from this blog

Buufinta Beeraha

Tukhaanka qaabka looga hortago

Buufinta Guryaha